Shir wadatashi ah oo dastuurka Soomaaliya looga hadlayo oo Garoowe ka furmaya

HomeWararka

Shir wadatashi ah oo dastuurka Soomaaliya looga hadlayo oo Garoowe ka furmaya

Wasiirka dastuurka dowladda faderaalka ee Soomaaliya Cabdiraxmaan Xoosh Jibriil iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa soo gaaray magaalada Garoowe, kuwaasi oo

Waxgaradka degmadda Burtinle oo bogaadiyeey hormarka ka socda degmadaas (dhegayso)
Caleema saarka Jubbaland oo sharuud lagu xiray
Warka Arooryo iyo Xuseen Madar, Daljir Bossaso (dhegayso)

Wasiirka dastuurka dowladda faderaalka ee Soomaaliya Cabdiraxmaan Xoosh Jibriil iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa soo gaaray magaalada Garoowe, kuwaasi oo ka qaybgalaya shir wadatashi ah oo laga yeelanayo dastuurka Soomaaliya oo dhexmari doona dowlad goboledyada iyo dowladda dhexe.

Shirkan ayaa waxaa la filayaa inuu gabagabadii kasoo baxo martiyeed, wasiirka dastuurka Cabdiraxmaan Xoosh Jibriil ayaa warbaahinta u sheegay inuu yahay shir sadexdii biloodba mar ay yeeshaan wasaaradaha dastuurka dowlad goboleedyada iyo dowladda dhexe.

Wasiirka dastuurka Puntland Cabdifitaax Caynab ayaana wafdiga kusoo dhoweeyey magaalada Garoowe ee caasumadda Puntland.

 

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: