Madaxweynaha Puntland oo Digreeto Magacii Kaga Bedeley Wakaaladda Wararka Dawladda Puntland (Akhriso)

HomeWararka

Madaxweynaha Puntland oo Digreeto Magacii Kaga Bedeley Wakaaladda Wararka Dawladda Puntland (Akhriso)

Digreeto kasoo baxday xafiiska Madaxweynaha dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas oo magacii lagaga bedelay Xeer Madaxweyne Lr-151 Decembe

Jaaliyadda Somaaliyeed ee Dalka Turkiga oo munaasabad soo dhaweyn ah u sameyey Madaxweynaha Galmudug
Wafdi hordhac u ah Safarka khayre oo Caabudwaaq gaaray (Sawiro)
Taariiq nololeedka Allaha u naxariistee Cabdiraxmaan Cumar Cismaan”Yariisow”

Digreeto kasoo baxday xafiiska Madaxweynaha dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas oo magacii lagaga bedelay Xeer Madaxweyne Lr-151 December, 20, 2017 Wakaaladda Wararka dawladda Puntland.
Madaxweynaha Dawladda Puntland.

Markuu arkay: Dastuurka dawladda Puntland.

Markuu arkay: Tala soo jeedinta Agaasimaha Guud ee Wakaaladda Wararka dawladda Puntland,

Wuxuu Xeeriyey:

Waxaa magaca Wakaaladda Wararka dawladda Puntland loo bedelay Wakaaladda Warbaahinta iyo Horumarinta Teknoolajiyadda dawladda Puntland.

Xeerkani wuxuu dhaqan gelayaa markuu Madaxweynuhu saxeexo, wuuna saxeexay Madaxweynuhu.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: