Shacabka Degmadda Waaciye oo Qurbajoogta Puntland Fariin u diray (dhegayso+Sawiro)

Shacabka Degmadda Waaciye oo Qurbajoogta Puntland Fariin u diray (dhegayso+Sawiro)

Qaar kamid ah Shacabka degmadda Waaciye ee gobalka Karkaar oo Daljir la hadlayaay ayaa Qurbajoogta kaso jeeda waaciye ugu baaqay inay maalgashi ku sameyaan degmadda Waaciye ,maadama hadda u bahantahay dhismooyin Ganacsi oo muhiim u ah Bilicda magaaladda.

Wariye Maxamuud Fantastic oo Booqday Waaciye ayaa hadaba la kulmay shacabka degmadda Waaciye ee gobalka karkaar ,wuxuuna kala sheekaystay bal hormarada ay ku talaabsatay degmadda iyo baaqay u dirayaan qurbajoogta Puntland.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com