Shacabka Degmadda Waaciye oo Qurbajoogta Puntland Fariin u diray (dhegayso+Sawiro)

HomeWararka

Shacabka Degmadda Waaciye oo Qurbajoogta Puntland Fariin u diray (dhegayso+Sawiro)

Qaar kamid ah Shacabka degmadda Waaciye ee gobalka Karkaar oo Daljir la hadlayaay ayaa Qurbajoogta kaso jeeda waaciye ugu baaqay inay maalgashi ku sam

Madaxweyne Farmaajo oo magacaabay Guddoomiyeyaasha Maxkamadda Gobolka Banaadir iyo Racfaanka
MUQDISHO: Shirkii DFS iyo Dowlad Goboleedyada oo u baaqday maqnaanshaha Qoorqoor (daawo)
Warbixinta Tartan & Tacliin: Muntada Sare Burtinle fkf Mubaarak Sare Dhahar (dhegayso)

Qaar kamid ah Shacabka degmadda Waaciye ee gobalka Karkaar oo Daljir la hadlayaay ayaa Qurbajoogta kaso jeeda waaciye ugu baaqay inay maalgashi ku sameyaan degmadda Waaciye ,maadama hadda u bahantahay dhismooyin Ganacsi oo muhiim u ah Bilicda magaaladda.

Wariye Maxamuud Fantastic oo Booqday Waaciye ayaa hadaba la kulmay shacabka degmadda Waaciye ee gobalka karkaar ,wuxuuna kala sheekaystay bal hormarada ay ku talaabsatay degmadda iyo baaqay u dirayaan qurbajoogta Puntland.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: