Shir looga hadlayo maaliyadda dalka oo kafurmay Kismaayo (sawiro)

HomeWararka

Shir looga hadlayo maaliyadda dalka oo kafurmay Kismaayo (sawiro)

Waxaa ka furmay magaalada Kismaayo ee xarunta KMG ah ee Jubaland shir looga arinsanayo midaynta canshuuraha dalka oo ay soo qabanqaabisay wasaaradda m

Caawa & Daljir iyo Cabdifataax Cumar Geeddi, Daljir Garoowe (dhegayso)
Madaxweynaha Puntland oo Shaqaddii ka Cayriyay Masuuliyin kala duwan
Dowladda Somaaliya oo shaacisay kisaas cusub oo Covid-19 ah

Waxaa ka furmay magaalada Kismaayo ee xarunta KMG ah ee Jubaland shir looga arinsanayo midaynta canshuuraha dalka oo ay soo qabanqaabisay wasaaradda maaliyadda ee dowladda faderaalka Soomaaliya.

Shirkan ayaa waxaa ka qaybgalaya wasiirka maaliyadda Soomaaliya Cabdiraxmaan Ducaale Bayle, wasiirada maaliyadda Puntland, Jubaland, Koonfur Galbeed, Galmudug iyo Hirshabeelle.

Shirka ayaa lagu wadaa inay gabagabada kasoo baxaan warmurtiyeed kusaabsan midaynta canhsuuraha dalka ee dowladda dhexe iyo dowlad goboleedyada.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: