Daawo: Guddiga Taakulaynta Ciidanka Qaranka:“ Ciidamadda Hala Garab istaago ,Dadaalku Waa Socdaa “

HomeWararka

Daawo: Guddiga Taakulaynta Ciidanka Qaranka:“ Ciidamadda Hala Garab istaago ,Dadaalku Waa Socdaa “

Guddoomiye ku Xigeenka Guddiga Taakulaynta Ciidanka Qaranka Maxamed Yuusuf Tigey oo Warbaahinta la hadlayaay ayaa ka codsaday Shacabka Somaliyeed ,in la tageero ciidanka Qaranka si dalka looga Saaro Kooxda Alshabaab. Guddiga ayaa sido kale ka Warbixiyaay Waxqabadkoodii intii ay jireen iyo Takuulayntii ay sameyeen. Daawo Haddaba Tigey oo Arrimahaas ka hadlayaa  

Ilhaan Cumar oo soo dhawaysay Xilka Qaadista Afhayeenkii Kongreska maraykanka Kevin
Madaxda Sare ee dowladda oo kulan gaar ah ka yeeshay dhacdadii Boosaaso
BOOSAASO: Shacabka oo ka hadlay Bananeynta dhulka dowladda & Furista Wadooyinka.

Guddoomiye ku Xigeenka Guddiga Taakulaynta Ciidanka Qaranka Maxamed Yuusuf Tigey oo Warbaahinta la hadlayaay ayaa ka codsaday Shacabka Somaliyeed ,in la tageero ciidanka Qaranka si dalka looga Saaro Kooxda Alshabaab.

Guddiga ayaa sido kale ka Warbixiyaay Waxqabadkoodii intii ay jireen iyo Takuulayntii ay sameyeen.

Daawo Haddaba Tigey oo Arrimahaas ka hadlayaa

 

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: