Daawo: Guddiga Taakulaynta Ciidanka Qaranka:“ Ciidamadda Hala Garab istaago ,Dadaalku Waa Socdaa “

Daawo: Guddiga Taakulaynta Ciidanka Qaranka:“ Ciidamadda Hala Garab istaago ,Dadaalku Waa Socdaa “

Guddoomiye ku Xigeenka Guddiga Taakulaynta Ciidanka Qaranka Maxamed Yuusuf Tigey oo Warbaahinta la hadlayaay ayaa ka codsaday Shacabka Somaliyeed ,in la tageero ciidanka Qaranka si dalka looga Saaro Kooxda Alshabaab.

Guddiga ayaa sido kale ka Warbixiyaay Waxqabadkoodii intii ay jireen iyo Takuulayntii ay sameyeen.

Daawo Haddaba Tigey oo Arrimahaas ka hadlayaa

 

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com