Wasiirka Ganacsiga Puntland oo Ganacsato Ajaanib ah geyaay Kastamka Tuurdibi (dhegayso)

HomeWararka

Wasiirka Ganacsiga Puntland oo Ganacsato Ajaanib ah geyaay Kastamka Tuurdibi (dhegayso)

Wasiirka Wsaaaradda Ganacsiga iyo warshadaha Puntland Cabdi weli Xirsi Cabdulle indha guran ooo waraysi agar ah siiyay Radio Daljir ayaa ka hadlay boo

Nin Hubaysan oo dhaqtar iyo boolis ku dilay magaalada Chicago ee Mareykanka
Dowladda Federaalka oo ka haddashay war la xiriiray Qaraxyada iyo Qatar
Warka Fiidnimo iyo Cabdinaasir Ibraahin Maxamed (dhegayso)

Wasiirka Wsaaaradda Ganacsiga iyo warshadaha Puntland Cabdi weli Xirsi Cabdulle indha guran ooo waraysi agar ah siiyay Radio Daljir ayaa ka hadlay booqasho isaga iyo wafti ganacsato ah ay ku joogaan degaanka tuur dibi oo uuu ku yaal gkastamka ganacsi ee puntland iyo Ethopia u dhexeeeya .

Hadba Wasiir Indha guran ayaaa ka Hadlay Ganacsatadan iyo waxyaabaha ay qaban doonana iy kuwa kale oo dhinaca dhulka kaga imanaay Ethopia .

Khadka taleevanka ayuu ugu waramay Cabdi xakiin xusein Xasan oo Garoowe jooga

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: