Wasiirka Ganacsiga Puntland oo Ganacsato Ajaanib ah geyaay Kastamka Tuurdibi (dhegayso)

Wasiirka Wsaaaradda Ganacsiga iyo warshadaha Puntland Cabdi weli Xirsi Cabdulle indha guran ooo waraysi agar ah siiyay Radio Daljir ayaa ka hadlay booqasho isaga iyo wafti ganacsato ah ay ku joogaan degaanka tuur dibi oo uuu ku yaal gkastamka ganacsi ee puntland iyo Ethopia u dhexeeeya .

Hadba Wasiir Indha guran ayaaa ka Hadlay Ganacsatadan iyo waxyaabaha ay qaban doonana iy kuwa kale oo dhinaca dhulka kaga imanaay Ethopia .

Khadka taleevanka ayuu ugu waramay Cabdi xakiin xusein Xasan oo Garoowe jooga


Posted

in

by

Tags:

Comments

U dhaaf Halcelis

Negelka email-kaaga lama faafin doono. Godadka faralka ah waxaa lagu suntay *

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com