Taliyaha Ciidanka Xooga Janaraal Gorod:“ Galmudug iyo Puntland Hadhamaystiraan Heshiskoodii“ (dhegayso)

HomeWararka

Taliyaha Ciidanka Xooga Janaraal Gorod:“ Galmudug iyo Puntland Hadhamaystiraan Heshiskoodii“ (dhegayso)

Cabdiweli Jaamac Gorod Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka oo Gaalkcyo ka hadlayaay ayaa ugu baaqay Maamuladda Puntland iyo Galmudug inay dhamaystiraan heshiiskii Nabadeed ee horrey labada dhinac u wadda gaaren. Taliyaha ayaaa sheegay in Magaaladda Gaalkcyo ay u baahantahay Nabad buuxda,isago shacabka labadda dhinac ugu baaqay inay Nabadda mar walba ka shaqeyaan. Dhegayso Codka Gorod http://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/47591/5a33474300010098d96d8f7a/codka-taliyaha-.mp3

Wasiir Khadiijo oo Farriin U Dirtay Madaxda Dowladda Soomaaliya (dhegayso)
Ciidamadda Dowladda Federaalka oo howlgal ka wada Shabeelaha Hoose (Sawiro)
Wasiirka arimaha dibadda ee faderaalka oo hortagaya baarlamaanka aqalka sare

Cabdiweli Jaamac Gorod Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka oo Gaalkcyo ka hadlayaay ayaa ugu baaqay Maamuladda Puntland iyo Galmudug inay dhamaystiraan heshiiskii Nabadeed ee horrey labada dhinac u wadda gaaren.

Taliyaha ayaaa sheegay in Magaaladda Gaalkcyo ay u baahantahay Nabad buuxda,isago shacabka labadda dhinac ugu baaqay inay Nabadda mar walba ka shaqeyaan.

Dhegayso Codka Gorod

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: