Madaxweynaha Somaliland oo ku dhawaaqay Goliihisa Wasiiradda Cusub (Akhriso)

HomeWararka

Madaxweynaha Somaliland oo ku dhawaaqay Goliihisa Wasiiradda Cusub (Akhriso)

Madaxweynaha Maamulka Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa ku dhawaaqay liiska Golaha Wasiirrada kaddib amrkii xilkan loo dhaariyay maalintii shalay ahayd. Golaha Wasiirrada ayaa waxaa ka mid ah xubno ku jiray Xukuumadda Siilaanyo ee xilka wareejiyay Shalay waxaana ay gaarayaan ilaa shanwasiir.

Khasaaraha Qaraxa Xamar (dhegayso)
Ciidamada Dowladda oo Howlgalo Ka Sameeyey Xarunta Madaxtooyada
Madaxweynaha Galmudug oo gaaray degaano ka tirsan Galgaduud

Madaxweynaha Maamulka Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa ku dhawaaqay liiska Golaha Wasiirrada kaddib amrkii xilkan loo dhaariyay maalintii shalay ahayd.

Golaha Wasiirrada ayaa waxaa ka mid ah xubno ku jiray Xukuumadda Siilaanyo ee xilka wareejiyay Shalay waxaana ay gaarayaan ilaa shanwasiir.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: