Xaaladda Degaano Katirsan Gobalka Cayn oo laga dayrinayo (dhegayso)

HomeWararka

Xaaladda Degaano Katirsan Gobalka Cayn oo laga dayrinayo (dhegayso)

Degaano hoos yimaada degmada Widh Widh ee gobolka cayn ooo laga soo sheegayo xanuuno ka dilaacay degaankaas Gudoomiyaha degmafa widh widh oo Radio dal

Madaxweyne ku xigeenka Puntland Axmed Karash & Gudoomiyaha Barlamanka oo Garoowe kuso labtay (Daawo)
Madaxweynaha DDS oo gaaray Garacad
Saaka & Dunida iyo Cabdifataax Cumar Geeddi, Daljir Garoowe (dhegayso)

Degaano hoos yimaada degmada Widh Widh ee gobolka cayn ooo laga soo sheegayo xanuuno ka dilaacay degaankaas Gudoomiyaha degmafa widh widh oo Radio daljir la sooo xiriiray ayaa sheeegay inay Degaanadasa ka jirto xanuno dadka degaanku ay la jiiifaan ayna ka mid tahay jadeeco iyo xanuunka iskwadka loo yaqaan oo wata qandho saaid ah iyo qufac jogto ah .

Wasaaradda Caafimaadka punland ayuu ugu baaqay inay degaanka wax ka qabtaan wuxuuna shegay inay waayeen xiriir ay la sameeyeen waa sida u hadalka u dhigaye degaanada uu xanuunku ka dilaacay ayuu sheegay inaysan ka jirin goobo caafimaad .

Xaawo Axmed Maxamed oo garoowe joogta ayuu u waramay isagooo widh widh jooga

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: