Xildhibaan Shaacir oo sheegay inuu ka laabtay mowshin uu saxiixay (daawo)

HomeWararka

Xildhibaan Shaacir oo sheegay inuu ka laabtay mowshin uu saxiixay (daawo)

-Xildhibaan C/llaahi Shaacir oo ka mid ah baarlamaanka Soomaaliya ayaa sheegay inuu ka laabtay mowshin ka dhan ah madaxwaynaha Soomaaliya oo ay saxiixeen xubno ka mid ah baarlamaanka Soomaaliya. Isagoo warbaahinta kula hadlayay magaalada Muqdisho ayuu sheegay isagoo eegaya xaaladda dalka uu garowsaday inaan xiligaan loo baahnayn mowshin. Hoos kadaawo      

Q.M oo si kulul ugu hadashay weerarkii ka dhacay hotel-ka Elite ee magaalada Muqdisho.
MASAR: 32 Qof oo ku dhintay shil Tareen
DAAHIR MAXAMED FAARAX ( ANWEYLOOD)

-Xildhibaan C/llaahi Shaacir oo ka mid ah baarlamaanka Soomaaliya ayaa sheegay inuu ka laabtay mowshin ka dhan ah madaxwaynaha Soomaaliya oo ay saxiixeen xubno ka mid ah baarlamaanka Soomaaliya.

Isagoo warbaahinta kula hadlayay magaalada Muqdisho ayuu sheegay isagoo eegaya xaaladda dalka uu garowsaday inaan xiligaan loo baahnayn mowshin.

Hoos kadaawo

 

 

 

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: