Mukhtaar Roobow iyo Axmed Madoobe oo ku kulmay Kismaayo

Afhayeenkii hore Al-shabaab Mukhtaar Roobow Abuu Mansuur ayaa gaaray magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubada hoose, halkaasi oo uu kula kulmay madaxwaynaha Jubaland Axmed Madoobe.

Kulanka ayaa diiradda lagu saaray arimaha la dagaalanka Al-shabaab, iyadoo labada masuul isku soo qaadeen howlgalada ka dhanka ah Al-shabaab ee ay Jubaland doonayso inay qaaddo.

Wararka ayaa sheegaya Mukhtaar Rooboow inuu kormeero kale duwan ku tagayo deegaamada dowlad goboleedyada, isagoona u kuuragalaya xaaladda ciidamada ku howlan la dagaalanka Al-shabaab.


Posted

in

by

Tags:

Comments

U dhaaf Halcelis

Negelka email-kaaga lama faafin doono. Godadka faralka ah waxaa lagu suntay *

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com