Maamulka Iskuulka Furqaan Dhahar oo Ka Codsaday Jaaliyadda iyo Dowladda Puntland  Cawimaad  (dhegayso)

HomeWararka

Maamulka Iskuulka Furqaan Dhahar oo Ka Codsaday Jaaliyadda iyo Dowladda Puntland Cawimaad (dhegayso)

Sheekh Cismaan Yuusuf Ciise oo ah Maamulaha Xarunta Furqaan oo wax lagu baro Caruurta agoonta ah iyo kuwa danyarta ah ,kuna Taal Magaaladda Dhahar ee

Warar kasoo baxaya xaaladda magaalada Balcad ee gobolka Shabeelada dhexe
Madaxweynaha Dowladda Puntland oo Xadhiga Ka Jarey Waddada Wasaaraddaha ee Dowladda Puntland (Sawiro)
Siyaasi Siciid Faarax: “Doorshada qof & cod oo ka dhacada Puntland waxey sharaf u tahey Shacabka,”

Sheekh Cismaan Yuusuf Ciise oo ah Maamulaha Xarunta Furqaan oo wax lagu baro Caruurta agoonta ah iyo kuwa danyarta ah ,kuna Taal Magaaladda Dhahar ee Gobalka Haylan ayaa daljir uga waramay baahiya dhinaca agabka iyo guriga ay daganyihin.

Sheekh Cismaan ayaa sheegay in ardayda ay wax baraan u badanyihiin Agoon iyo sido kale kuwa danyar ah iyo kuwo Waalidkood aysan awoodin Bixinta Fiiga,isago sheegay in hadda waxa kaliya ee ay u baahanyihiin ay tahay sidii looga caawin lahaa dhismaha Guri wax lagu baro caruurtas.

Wuxuu baaq dheer u diray Dowladda Puntland iyo Hay’aaddaha ku shaqale arrimaha Caruurta iyo Qurba joogta Kaso jeeda Gobalka.

Maxamed Lakiman ayaa Waraystay

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: