Alshabaab oo xukun ka fuliyaay Shabeelaha Hoose

HomeWararka

Alshabaab oo xukun ka fuliyaay Shabeelaha Hoose

Maxkamad hoostagta Xarakada Al-shabaab kuna taalla Gobolka Shabeellaha hoose ayaa xukun gacan gooyn ah ku fulisay wiil 19 jir ah oo lagu eedeeyay in u

Dowladda somaaliya oo ka hadashay geerida AUN Drs Xaawo Cabdi
Caawa & Daljir iyo Maxamuud Cabdi Ibraahim, Daljir Bossaso (dhegayso)
RW Rooble oo Caabudwaaq gaaray

Maxkamad hoostagta Xarakada Al-shabaab kuna taalla Gobolka Shabeellaha hoose ayaa xukun gacan gooyn ah ku fulisay wiil 19 jir ah oo lagu eedeeyay in uu hanti badan xaday.

Maxkamadda Al-shabaab ee degaanka Kuunya barrow ayaa waxaa ay gacanta ka goysay C/Fitaax Cismaan Axmed oo 19 jir ah,kaas oo lagu eedeeyay in 5; Guri oo ku yaalla degaankaas uu ka xaday lacag dhan $5,000 oo Doollar,Taleefanno,Computerro iyo hanti kale.

Qaaddiga Maxkamadda Al-shabaab ee Kuunyabarrow ayaa eedda C/Fitaax ka aqriyay fagaaraha la isugu keenay dad badan oo akq eybgalay waxaana uu xusay in wiilka 19 jirka ah uu qirtay eedda loo soo jeediyay sidaasna loogu fuliyay Xukunkiisa.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: