Xubintii Ciyaaraha & Ciyaaraha Gobolada: Puntland 3-3 Hirshabeele (dhegayso)

HomeCiyaaraha

Xubintii Ciyaaraha & Ciyaaraha Gobolada: Puntland 3-3 Hirshabeele (dhegayso)

Xubintii Ciyaaraha & cRaxmaan Yameni Magaalada muqdisho waxaa ka socda tartanka ciyaaraha ee maamul goboleedyada dalka. Xulka kubadda cagta Pun

Barnaamijka Ciyaaraha ee Sports News iyo Mustafe Xuseen Yuusuf (dhegayso)
Xubintii Ciyaaraha: Mauro Icardi ma Real Madrid baa? (dhegayso)
Qarax Lala Beegsaday Gaarigii ay Wateen Xidigaha Kooxda Borussia Dortmund (DAAWO)

Xubintii Ciyaaraha & cRaxmaan Yameni

Magaalada muqdisho waxaa ka socda tartanka ciyaaraha ee maamul goboleedyada dalka. Xulka kubadda cagta Puntland ayaa kulankii ugu horeeyay waxay dhibcaha kala qaybsadeen xulka hirshabeele.

Waa mar kale iyo Saaka & Xubintii Ciyaaraha iyo Cabdiraxmaan Yameni oo ku sugan xarunta Daljir Bossaso. Yaa badiyey, yaa laga badiyey, maxaa se ka cusub naadiyada ciyaaraha adduunka? Halkan kaga bogo oo hoos ka dhegayso warbixintii koobnayd ee Yameni iyo Saaka & Xubintii Ciyaaraha!

Hoos ka dhegayso xubintii ciyaaraha oo faahfaahsan.

        

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: