Baarlamaanka Soomaaliya oo ka doodaya miisaaniyadda 2018

HomeWararka

Baarlamaanka Soomaaliya oo ka doodaya miisaaniyadda 2018

Golaha baarlamaanka ee Soomaaliya ayaa maanta ka doodaya ansixinta miisaaniyadda 2018 ee dowladda faderaalka Soomaaliya, miisaaniyadda oo ay soo gudbi

Kulan lagu tageerayeey SSC KHAATUMO oo lagu qabtay xalay Nairobi (Sawiro)
Amin Arts: Heshiiska Berbera – DPW iyo Itoobiya
Haweenka oo gobolada dalka ka wada gurmadka dhibanayaasha Soobe (dhegayso)

Golaha baarlamaanka ee Soomaaliya ayaa maanta ka doodaya ansixinta miisaaniyadda 2018 ee dowladda faderaalka Soomaaliya, miisaaniyadda oo ay soo gudbisay wasaaradda maaliyadda ayaa dhan 274 milyan oo doolar, halka ay miisaaniyaddii sanadkii hore ay ahayd 14-milyan doolar.

Kulanka ayaa waxaa shir guddoomin doona guddoomiyaha baarlamaanka ee Soomaaliya, iyadoona goob joog uu ka noqon doono wasiirka maaliyadda ee Soomaaliya.

Miisaaniyadda sanadkan ayaa lagu soo daray adeegyada bulshada, waxabrashada, masraxa qaranka iyo kuwa u badan howlaha amniga ee dowladda.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: