Haweenka oo gobolada dalka ka wada gurmadka dhibanayaasha Soobe (dhegayso)

Haweenka oo gobolada dalka ka wada gurmadka dhibanayaasha Soobe (dhegayso)

Gudoomiyaha Ururka Haweenka ee Gobolka banaadir Marwo Jawaahir Barqad oo maanta waraysi gaar ah siiyay Daljir ayaa kahadshay xaalada ay ku suganyihii qoysaskii dadkooda ay qaraxa kaga dhinteen gaar ahaan hooyooyinkii naftooda kuwaayay Qaraxaasi

Gudoomiye jawaahir barqad ayaa sheegtay in shacabka soomaaliyeed ay maanta midaysay dhacdadii ka dhacday isgoyska Soobe.
Waxay kamahad celisay gurmadka Puntland ugayimid.

Wariye Xasan Heykal ayay ugawarantay arimahaasi iyadoo kusugan magaalada Muqdisho.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com