Xubintii Ciyaaraha: Manchester City oo Weli la Loodin La’yahay (dhegayso)

HomeCiyaaraha

Xubintii Ciyaaraha: Manchester City oo Weli la Loodin La’yahay (dhegayso)

Xubintii Ciyaaraha & cRaxmaan Yameni Wasaaradda Dhalinyarada iyo Ciyaaraha DFS ayaa ka jawaabtay dacwad ay soo gudbiyeen sida horay loo sheegay

LeBron James, Cleveland Cavaliers, of Jabiyey Rikoorkii Kariim Cabdul-Jabbaar
Xubintii Ciyaaraha: Man City calankaa u lulan laakiin illaa intee? (dhegayso)
Xubintii Ciyaaraha: Manchester United fkf Tottenham Hotspur? (dhegayso)

Xubintii Ciyaaraha & cRaxmaan Yameni

Wasaaradda Dhalinyarada iyo Ciyaaraha DFS ayaa ka jawaabtay dacwad ay soo gudbiyeen sida horay loo sheegay xiriirka kubadda cagta jubbaland, kuna jawaabay in muwaadin kasta oo Soomaali ah, nooc kasta oo dhalasho oo uu haysto, uu ka qaybqaadan karo cayaaraha Gobolada.

Dhanka horyaalka ingiriiska, waxaa la ciyaaray kulan xiiso badan oo u dhexeeya 2 Manchester, sidii la saadaalinayeyna Manchester City ayaa weli la loodin la’yahay.

Waa mar kale iyo Saaka & Xubintii Ciyaaraha iyo Cabdiraxmaan Yameni oo ku sugan xarunta Daljir Bossaso. Yaa badiyey, yaa laga badiyey, maxaa se ka cusub naadiyada ciyaaraha adduunka? Halkan kaga bogo oo hoos ka dhegayso warbixintii koobnayd ee Yameni iyo Saaka & Xubintii Ciyaaraha!

Hoos ka dhegayso xubintii ciyaaraha oo faahfaahsan.

     

    

  

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: