Xubintii Ciyaaraha: Manchester United fkf Tottenham Hotspur? (dhegayso)

Xubintii Ciyaaraha: Manchester United fkf Tottenham Hotspur? (dhegayso)

Xubintii Ciyaaraha & cRaxmaan Yameni

Waxaa dib loo ciyaari doona kulamo ka tirsan horyaalka Ingiriiska waana kulamadii tobnaad. Garoonka masraxa riyada ee Old Trafford waxaa ka dhici doona kulanka isbuucan ugu xiisaha badan, waana Manchester United iyo Tottenham Hotspur.

Dhanka horyaalka Spain waxaa la ciyaari doona kulamo adag, kooxda hogaaminaysa horyalka ayaana booqan doonta San Mames Barria ee kooxda Athletic Bilbao. Tabaraha kooxda Barcelona ayaa asna dib ugu laaban doona kooxdiisii hore.

Waa mar kale iyo Saaka & Xubintii Ciyaaraha iyo Cabdiraxmaan Yameni oo ku sugan xarunta Daljir Bossaso. Yaa badiyey, yaa laga badiyey, maxaa se ka cusub naadiyada ciyaaraha adduunka? Halkan kaga bogo oo hoos ka dhegayso warbixintii koobnayd ee Yamani iyo Saaka & Xubintii Ciyaaraha!

Hoos ka dhegayso xubintii ciyaaraha oo faahfaahsan.

  

     

     

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com