Maamulka KG oo sheegay inuu dilay dagaalamayaal katirsan Al-shabaab

HomeWararka

Maamulka KG oo sheegay inuu dilay dagaalamayaal katirsan Al-shabaab

Maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa ka hadlay howlgal ay ciidamadooda ay ka fuliyeen deegaanka Buurhakaba ee gobolka Baay. Afhayeenka maamulka

Madaxweyne Xasan Sheekh oo la kulmaya Madaxa Ururka Jaamacadda Carabta
Rooble oo ka jawaabay warqadii kasoo baxaday xafiiska Farmaajo
Dowladda Soomaaliya oo ka qeyb gashay Shirka Midowga Afrika

Maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa ka hadlay howlgal ay ciidamadooda ay ka fuliyeen deegaanka Buurhakaba ee gobolka Baay.

Afhayeenka maamulka Koonfur Galbeed Nuura Diin Abuukar ayaa u sheegay warbaahinta in howlgal ay qaadeen ciidamadooda lagu soo qabtay dagaalamayaal katirsan Al-shabaab, halka kuwa kallena ay gacanta ku dhigeen.

Waxaa uu sheegay howlgalka oo ahaa mid qorshaysan inay sidoo kalle ka fuliyeen wadada isku xirta Muqdisho iyo Baydhabo.

 

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: