Madaxwayne Farmaajo oo saakay dib ugu soo laabtay dalka

Madaxwayne Farmaajo oo saakay dib ugu soo laabtay dalka

Madaxwaynaha dowladda faderaalka ee Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo ayaa saakay dib ugu soo laabtay kadib safar shaqo oo ugu maqnaa dalka Masar.

Wafdiga madaxwaynaha ayaa ka qaybgalay shirkii khayraadka Afrika ee magaalada Sharma Sheekh ee dalka Masar, halkaasi oo uu kusoo bandhigay khayraadka ay hodanka ku tahay Soomaaliya.

Madaxwaynaha ayaa waxaa kusoo dhoweeyey magaalada Muqdisho labada golle ee dowladda faderaalka Soomaaliya iyo saraakiisha ciidamada.

 

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com