Magaaladda Qardho oo lagu Heshisayay Labo Belood oo horey Xurguf  u dhexmartay (dhegayso)

HomeWararka

Magaaladda Qardho oo lagu Heshisayay Labo Belood oo horey Xurguf u dhexmartay (dhegayso)

Magaaladda Qardho ee Xarunta gobalka Karkaar waxaa maanta Heshiis ku gaaray labo belood oo walaala ah ,kuwaas oo horey Xurguf u dhexmartay,taas oo ay dhex dhexaadin ka ahayeen maamulka Gobalka karkaar iyo odayaasha labadda dhinac. Warbixintan Waxaa Qardho Kaso diray Wariye Maxamuud Fantastic http://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/47591/5a2800350801000e12a1dbed/Warbixin+fantastic+heshiiska+.mp3

Kooxda Daacish oo sheegatay Masuuliyadda Werarkii Las Vegas
Dowladda Qatar oo malaayiin doolar ku kabaysa miisaaniydda dowladda Soomaaliya
Madaxweyne Farmaajo oo tacsi tiiraanyo leh u diray qoyski AUN ugaas Taakooyo

Magaaladda Qardho ee Xarunta gobalka Karkaar waxaa maanta Heshiis ku gaaray labo belood oo walaala ah ,kuwaas oo horey Xurguf u dhexmartay,taas oo ay dhex dhexaadin ka ahayeen maamulka Gobalka karkaar iyo odayaasha labadda dhinac.

Warbixintan Waxaa Qardho Kaso diray Wariye Maxamuud Fantastic

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: