Taliyaha Qeybta Booliska Gobalka Nugaal & Taliyaasha Saldhigyada Garowe oo Amaanka Garowe ka hadlay (dhegayso+Sawiro)

HomeWararka

Taliyaha Qeybta Booliska Gobalka Nugaal & Taliyaasha Saldhigyada Garowe oo Amaanka Garowe ka hadlay (dhegayso+Sawiro)

Taliska Qeybta Booliska gobalka Nugaal iyo taliyaasha Saldhigyada Garowe oo maanta shir jaraa id ku qabtay Magaaladda Garowe ayaa ka hadlay xaaladda a

Dowladda Soomaaliya oo 1.5 Milyan oo doolar ugu deeqaysa wadada Ceel-Daahir iyo Ceerigaabo
Xaaladda Magaalada Buuhoodle oo Saaka Degan
Madaxweynaha Hiirshabeele oo Gudi baaris sameeya magacaabay

Taliska Qeybta Booliska gobalka Nugaal iyo taliyaasha Saldhigyada Garowe oo maanta shir jaraa id ku qabtay Magaaladda Garowe ayaa ka hadlay xaaladda amaan ee caasimadda Puntland iyo howlgal ay ciidamadda Kuso Qab qabteen dhalinyaro xiliyada habeenki ah shacabka moobilda aka furan jiray.

ugu horeyn Taliyaha saldhiga Bari ee Garowe dhame Cali Maxamed Muuse Cali kaluun oo shirka ka hadlay ayaa sheegay in amaanka caasimadda uu yahay mid wanaagsan,isago sheegay in saldhiga uu taliyaha kayahay ay ku xiranyihin dad dambilayal ah oo lagu so qabtay howlgal.

dhinaca kale Taliyaha Saldhiga Bartamaha Garowe dhame Maxamuud Muuse Bille oo isna ka hadlay shirka ayaa sheegay in ciidamada amaanka ay qabteen waxyaabo badan oo wax ka badalay amaanka Caasimadda.

ugu dambeyn Taliyaha Qeybta gobalka Nugaal Faarax Warsame Warsame daad ayaa sheegay tan iyo markii ay qabteen xilka gobalka ,isbadal weyn uu ku yimid amaanka Caasimadda.

Codadka Masuuliyiinta Hoos kadhegayso

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: 0