Dowladda Soomaaliya oo 1.5 Milyan oo doolar ugu deeqaysa wadada Ceel-Daahir iyo Ceerigaabo

Dowladda Soomaaliya oo  1.5 Milyan oo doolar ugu deeqaysa wadada Ceel-Daahir iyo Ceerigaabo

Dowlada Federaalka Soomaaliya ayaa sheegtay i  wadada isku xirta Ceel Daahir iyo Ceerigaabo ay ugu deeqayso  lacag dhan cadadkeeda  1.5 Milyan oo doolar .

Raiisul Wasaaraha dowladda Soomaaliya  mudane Xasan Cali Kheyre ayaa xalaya munaasibad lagu qabtay magaalada Muqdisho waxa uu ka sheegay in lacagtan lagu dhisayo wadadan la soo marsiin doono maamulka Puntland iyo gudiga gacanta ku haya dhismaha wadadan.

 

Wadada iskuxirta Ceel-Daahir iyo Ceerigaabo oo heer gabo gabo ah maraysa ayaa hadii dhismaheeda lagu guulayso waxa ay isku xiri doontaa oo ay fudu dayn doontaa ganacsiga gobolada dalka , waxaana kor u soo kici doona dhaqaalaha gobolka Sanaag.

 

 

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com