Barlamaanka Somaaliya oo Maanta Kulan kuleh Xarunta Barlamaanka Muqdisho

HomeWararka

Barlamaanka Somaaliya oo Maanta Kulan kuleh Xarunta Barlamaanka Muqdisho

Mudanayaasha Xildhibaanada Golaha Shacabka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa yeelanaya Kulankoodii Caadiga ah. Kulankaan waxa ay kaga hadlaya

QM: ”Waxaan aad uga walaacsanahay saameynta uu dagaalkii Boosaaso ku yeeshay dadka rayidka ah”
Warka Fiidnimo iyo Xasan Heykal, Daljir Bossaso (dhegayso)
Warka Fiidnimo iyo Xasan Heykal, Daljir Bosasso (dhegayso)

Mudanayaasha Xildhibaanada Golaha Shacabka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa yeelanaya Kulankoodii Caadiga ah.
Kulankaan waxa ay kaga hadlayaan Akhrinta iyo qaybinta qorsho howleedka Guddiyadda Golaha Shacabka.

Waxa uuna daba socdaa kulan shalay Muqdsho ku yeesheen Gudiga Joogtada ah ee Baarlamaanka, kaa oo ay kaga arrinsanayaan kulamada Baarlamaanka inta ka dhiman Kalfadhiga 2-aad.

Guddiga Joogtada iyo Gudoonka Baarlamaanka ayaa isla gartay sidii ajendayaal Kooban loogu koobi lahaa kalfadhigaan, Maadaama Howlo badan ay Mudanayaashu u yaallaan.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: