Maalinta Naafadda Aduunka oo laga Xusay Magaaladda Garowe (dhegayso)

HomeWararka

Maalinta Naafadda Aduunka oo laga Xusay Magaaladda Garowe (dhegayso)

Waxaa Magaalda Garoowe lagu qabtay munaasibad lagu xusayey maalinta naafada aduunka waxaana kasoqay galay wasiirada haweenka marayn ahmed cali, iyo masuuliyiin kasocotey labada golle ee dawlada Puntland,iyo Ururada Naafada. Wariye Xaawo Axmed Maxamed ayaa Warbixintan Garowe kaso dirtay http://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/47591/5a240b1f0201009576f72b6f/warbixinta+maalinta+naafada+aduunka.MP3

Puntland oo Safarkii Khayre ee Waqooyiga Gaalkayo ku tilmaamtay Fowdo (Daawo)
Degmada burtinle ayaa lagu qabtay kulan loogu qareemayey dhismaha Rugta Akhriska iyo qoraalka
NFD Soomaaliya sidee ku noqotay Waqooyi Bari Kenya (dhegayso)

Waxaa Magaalda Garoowe lagu qabtay munaasibad lagu xusayey maalinta naafada aduunka waxaana kasoqay galay wasiirada haweenka marayn ahmed cali, iyo masuuliyiin kasocotey labada golle ee dawlada Puntland,iyo Ururada Naafada.

Wariye Xaawo Axmed Maxamed ayaa Warbixintan Garowe kaso dirtay

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: