Waxaa sii kordhaya cadaadiska iyo hanjabaadaha siyaasadeed ee dowladda Kenya ay ku hayso Soomaaliya iyo sheegashada dhulka Soomaaliya, ayada oo shalay ay dowladda Kenya ku goodisay haddii aan sheegashada Kenya la aqbalin oo waliba raalligelin la soo raacin in Kenya ay Soomaaliya ku soo rogi doonto cunaqabatayn.
Haddaba su’aasha maanta taagan baa waxay tahay “sidee ku dhuminay NFD maantana qarka loo saaranyahay in la dhumiyo qaybo horleh oo kamid ah dhulka Soomaaliya?”
Kaga bogo warbixinta hoose, kuna sii xiji hoos MAANHADAL iyo maanta.
Hoos ka dhegayso
MAANHADAL: Khilaafka Kenya iyo Soomaaliya 1960kii illaa maanta (dhegayso | daawo)
U dhaaf Halcelis