Dowladda Faderaalka oo ka hadashay mowshin ka dhan ah madaxwaynaha (dhegayso)

HomeWararka

Dowladda Faderaalka oo ka hadashay mowshin ka dhan ah madaxwaynaha (dhegayso)

Wasiirka dhalinyarada iyo cayaaraha ee dowladda faderaalka Soomaaliya Khadiijo Maxamed Diiriye ayaa ka hadashay mowshin ka ah madaxwaynaha Soomaaliya

Itoobiya: Saraakiisha ugu sarreysa TPLF oo loo jaray warqad lagu soo xirayo
Saaka & Dunida iyo Najiib Zaki, Daljir Qardho (dhegayso)
Saaka & Dunida iyo Axmed Shiikh Maxamed Tallman, Bossaso (dhegayso)

Wasiirka dhalinyarada iyo cayaaraha ee dowladda faderaalka Soomaaliya Khadiijo Maxamed Diiriye ayaa ka hadashay mowshin ka ah madaxwaynaha Soomaaliya oo ay wadaan qaar ka mid ah xildhibaanada baarlamaanka Soomaaliya.

Wasiir Khadiijo ayaa sheegtay mowshinkan inay wadaan dad dano gaar ah wata, iyadoo xustay xukuumadihii hore xiligii ay ku jirtay inay jireen dad gelinayay khalkhal siyaasadeed.

Hoos kadhegayso hadalkii wasiirka

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: