Dowladda Faderaalka oo ka hadashay mowshin ka dhan ah madaxwaynaha (dhegayso)

Dowladda Faderaalka oo ka hadashay mowshin ka dhan ah madaxwaynaha (dhegayso)

Wasiirka dhalinyarada iyo cayaaraha ee dowladda faderaalka Soomaaliya Khadiijo Maxamed Diiriye ayaa ka hadashay mowshin ka ah madaxwaynaha Soomaaliya oo ay wadaan qaar ka mid ah xildhibaanada baarlamaanka Soomaaliya.

Wasiir Khadiijo ayaa sheegtay mowshinkan inay wadaan dad dano gaar ah wata, iyadoo xustay xukuumadihii hore xiligii ay ku jirtay inay jireen dad gelinayay khalkhal siyaasadeed.

Hoos kadhegayso hadalkii wasiirka

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com