Itoobiya: Saraakiisha ugu sarreysa TPLF oo loo jaray warqad lagu soo xirayo

Itoobiya: Saraakiisha ugu sarreysa TPLF oo loo jaray warqad lagu soo xirayo

Dowladda Itoobiya ayaa soo saartay warqad lagu soo xirayo saraakiisha ugu sarreysa gobolka Tigray xilli ciidamada federaalka ay howlgal militeri ka wadaan gobolkaas.

Sidoo kale waxaa amar lagu bixiyay in lasoo xiro siyaasiyiin caan ah oo ka tirsan TPLF oo ah xisbi siyaasadeed oo ka taliyo Tigray.

Ra’iisul Wasaaraha wuxuu maamule ku meel gaar ah usoo magaacabay gobolka.

Waxaa weli Tigray ka socdaa dagaallo xooggan, waxaana laga yaabaa in tallaabadan ay xaaladda uga sii darto.

Diwaanka wararka
Warbaahinta Daljir

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com