Dhalinyarada Hal Abuurka Leh oo Kusoo Badanaya Puntland (dhegayso)

HomeWararka

Dhalinyarada Hal Abuurka Leh oo Kusoo Badanaya Puntland (dhegayso)

Maalmihii u dambeyeey waxaa soo badanayeey dhalinyarada Somaliyeed,gaar ahaan kuwa Puntland oo hal abuurka leh,iyago soo jeedinayeey Gabayo ay ku aman

Waa sidee xaaladda Ceerigaabo iyo caawa? (dhegayso|daawo)
RW Kheyre oo Kuwait kala hadlay taageerada Xakameynta Covid 19
Kooxda Alshabaab oo xalay weeraray Degamadda Afgooye

Maalmihii u dambeyeey waxaa soo badanayeey dhalinyarada Somaliyeed,gaar ahaan kuwa Puntland oo hal abuurka leh,iyago soo jeedinayeey Gabayo ay ku amanayaan dhulkooda ,somalida iyo dhalinyaradana lagu dhiirigalinayo.

Maxamed oo kamid ah dhalinyaradda Hal-Abuurka leh ayaa Waraysi uu siyeey Radio Daljir wuxuu kaga hadlay waxyaabaha uu inta baddan ka hadlo ,isago u Waramay Wariye Maxamuud Fantastic oo kula kulmay Qardho.

Hoos kadhegayso

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: