Sadex Qof oo ku dhintay Shil gaari oo kadhacay Duleedka Garowe (dhegayso)

Sadex Qof oo ku dhintay Shil gaari oo kadhacay Duleedka Garowe (dhegayso)

Shil sababay dhimasho iyo dhaawac aya xalay saqdii dhexe ka dhacay deleedka bari ee magaalada garoowe waxaana shilkaas ku dhintay sadddex qof oo rag ah halka laba kale ay ku dhaawacmeen sida uu daljir u xaqiiijiyay taliyaha laanta nabad galyada wadoooyinka gobolka nugaal C. Ismaaciiil Xirsi qabaal.

Qabaal oo Waraysi sinayeey Radio Daljir ayaa sheegay in shilaalka soo lab laabta ay keenayso Darawaladda oo an lahayn aqoon baddan ,iyago sido kale ku socda si xowli ah ,wuxuuna uga digay inay gawaarida xoog u kaxeeyan xiliyada habeenkii ah.

Wariye Cabdixakiin Xuseen Xasan ayaa waraystay

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com