Beeralayda Gobalka Bari oo ka Cabanaya Siraarka Wax lagu Beero (dhegayso)

HomeWararka

Beeralayda Gobalka Bari oo ka Cabanaya Siraarka Wax lagu Beero (dhegayso)

Nabadoon ibraahim Maxamed ciise oo Kamid ah Beerayda Degaanka Qow ee Gobalka Bari oo Waraysi siyeey Radio daljir ayaa sheegay inay ka cabanayaan siraa

RW Xasan Cali Khayre oo balan qadyo u sameyaay Sirdoonka Qaranka
Dowladda Soomaaliya oo ka qeyb gashay Shirka Midowga Afrika
FANAANADII FAADUMO NAKRUUMA OO U GEERIYOOTAY CUDURKA COVID-19

Nabadoon ibraahim Maxamed ciise oo Kamid ah Beerayda Degaanka Qow ee Gobalka Bari oo Waraysi siyeey Radio daljir ayaa sheegay inay ka cabanayaan siraarka wax lagu beero,isago sheegay in dhibaatooyin baddan ay kala kulmeen,

Dhinaca kale wuxuu ka hadlay dadka dulsaarka kunoqday ee beerlayda ah,kuwaas oo uu sheegay in haysan dadkaas wax siir ,ah isago wasaradda Beeraha ee Puntland ugu baaqay inay Arrimahan Qow soo fargaliso.

Wariye Faadumo degan oo Daljir Boosaaso joogta ayuu u waramay

COMMENTS

WORDPRESS: 1
DISQUS: