Beeralayda Gobalka Bari oo ka Cabanaya Siraarka Wax lagu Beero (dhegayso)

Beeralayda Gobalka Bari oo ka Cabanaya Siraarka Wax lagu Beero (dhegayso)

Nabadoon ibraahim Maxamed ciise oo Kamid ah Beerayda Degaanka Qow ee Gobalka Bari oo Waraysi siyeey Radio daljir ayaa sheegay inay ka cabanayaan siraarka wax lagu beero,isago sheegay in dhibaatooyin baddan ay kala kulmeen,

Dhinaca kale wuxuu ka hadlay dadka dulsaarka kunoqday ee beerlayda ah,kuwaas oo uu sheegay in haysan dadkaas wax siir ,ah isago wasaradda Beeraha ee Puntland ugu baaqay inay Arrimahan Qow soo fargaliso.

Wariye Faadumo degan oo Daljir Boosaaso joogta ayuu u waramay

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 1
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com