Madaxweyne Xaaf iyo Ku Xigeenkiisa Carabey oo Gaaray Dalka Jabuuti (Sawiro)

HomeWararka

Madaxweyne Xaaf iyo Ku Xigeenkiisa Carabey oo Gaaray Dalka Jabuuti (Sawiro)

Madaxweynaha Maamulka Galmudug Axmed Geele Ducaale (Xaaf) iyo Ku Xigeenkiisa Maxamed Xaashi Cabdi (Carabey) ayaa maanta gaaray dalka Jabuuti ,halkaas

Shirkii Golaha Wasiirada Puntland oo loga hadlay Amniga.iyo Nabadeynta Beelaha Cagare (Akhriso_Sawiro)
ABWAAN ABSHIR CABDIQANI DIRIR Daljir 56.8K subscribers Analytics
Qarax xoogan oo Muqdisho ka dhacay

Madaxweynaha Maamulka Galmudug Axmed Geele Ducaale (Xaaf) iyo Ku Xigeenkiisa Maxamed Xaashi Cabdi (Carabey) ayaa maanta gaaray dalka Jabuuti ,halkaas oo si weyn loogu soo dhaweyeey.

Ujeedka Wafdigan kasocda Galmudug ee uu horey khilaafku usoo kala dhex galay ayaa lagu shegay sidi wadahaddal Rasmi ah loo la gali lahaa Maamulka Ahlusunna Waljameeca oo khilaaf xoogan kala dhexeeyo Galmudug.

Daawo Sawiradda

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: