Madaxweyne Xaaf iyo Ku Xigeenkiisa Carabey oo Gaaray Dalka Jabuuti (Sawiro)

Madaxweyne Xaaf iyo Ku Xigeenkiisa Carabey oo Gaaray Dalka Jabuuti (Sawiro)

Madaxweynaha Maamulka Galmudug Axmed Geele Ducaale (Xaaf) iyo Ku Xigeenkiisa Maxamed Xaashi Cabdi (Carabey) ayaa maanta gaaray dalka Jabuuti ,halkaas oo si weyn loogu soo dhaweyeey.

Ujeedka Wafdigan kasocda Galmudug ee uu horey khilaafku usoo kala dhex galay ayaa lagu shegay sidi wadahaddal Rasmi ah loo la gali lahaa Maamulka Ahlusunna Waljameeca oo khilaaf xoogan kala dhexeeyo Galmudug.

Daawo Sawiradda

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com