Duqayn diyaaradeed oo kadhacday gobolka Jubada Hoose

HomeWararka

Duqayn diyaaradeed oo kadhacday gobolka Jubada Hoose

Wararka ka imaanaya gobolka Jubada Hoose ayaa sheegaya duqayn diyaaradeed inay ka dhacaday deegaanka Hoosingow ee gobolka Jubada Hoose ee Koonfurta So

Cabdirashiid Janan oo ka soo muuqday magaalada Beledxaawo
Guuxa Maanka Dadweynaha, Makrafoonka Daljir & M Fantastik (dhegayso)
MILXO waa danbas, waxay wajahday cunno la’aan, biyo la’aan, hoy la’aan iyo koronto la’aaan

Wararka ka imaanaya gobolka Jubada Hoose ayaa sheegaya duqayn diyaaradeed inay ka dhacaday deegaanka Hoosingow ee gobolka Jubada Hoose ee Koonfurta Soomaaliya.

Sarkaal katirsan Ciidamada Jubaland ayaa u sheegay warbaahinta inay duqayntan ku geeriyoodeen dagaalamayaal katirsan Al-shabaab oo la beegsaday.

Waxa uu intaasi ku daray diyaaradaha dagaalka ee Mareykanka inay fuliyeen duqayntan.

Mareykanka ayaa kordhiyay weerarada ka dhanka ah Al-shabaab iyo Daacish tan iyo markii madaxwayne Trump uu amray in la beegsado Al-shabaab.

 

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: