ARDAA Xalqaddii 42aad: Go’aanka Baarlamaanka iyo Dhiibistii Qalbidhagax (dhegayso)

HomeWararkaARDAA

ARDAA Xalqaddii 42aad: Go’aanka Baarlamaanka iyo Dhiibistii Qalbidhagax (dhegayso)

Ku soodhawaada qaybtii 42aad ee Taxanayaasha ARDAA oo asbuucaan idin kaga imaanaya Daljir Garoowe, waxaana inoo daadihinaya cFataax Cumar Geeddi. Asbuucaan waxa aan diiradda ku saaraynaa go’aankii Baarlamaanka DFS ee dabasocday qaddiyadii iyo dhiibistii sharcidarrada aheyd ee Qalbidhagax loona dhiibay Dowladda Itoobiya. Hoos ka dhegayso. http://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/47591/5a1387090a0100d5475a740e/ARDAA2_042.mp3  

ARDAA Xalqaddii 53aad: Muranka siyaasadeed ee Kenya & Soomaaliya (dhegayso)
Radio Daljir/UNDEF: Shir-sannadeedka Barnaamijka ARDAA
ARDAA Xalqaddii 61aad:Dulucda Shirkii Maagashiga Puntland iyo Ahmiyadda Durugsan ee laga leeyahay.

Ku soodhawaada qaybtii 42aad ee Taxanayaasha ARDAA oo asbuucaan idin kaga imaanaya Daljir Garoowe, waxaana inoo daadihinaya cFataax Cumar Geeddi.

Asbuucaan waxa aan diiradda ku saaraynaa go’aankii Baarlamaanka DFS ee dabasocday qaddiyadii iyo dhiibistii sharcidarrada aheyd ee Qalbidhagax loona dhiibay Dowladda Itoobiya.

Hoos ka dhegayso.

 

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: