Xubintii Ciyaaraha iyo Champions League (dhegayso)

HomeCiyaaraha

Xubintii Ciyaaraha iyo Champions League (dhegayso)

Xubintii Ciyaaraha & cRaxmaan Yameni Waxaa dib loo ciyaari doona kulamo ka tirsan tartanka dunida ugu xiisaha badan ee UEFA Champions League. K

Barnaamijka Ciyaaraha ee Sports News iyo Cabdiraxman Yemani (dhegayso)
Barnaamijka Ciyaaraha ee Sports News iyo Cabdiraxman Yemani (dhegayso)
Barnaamijka Ciyaaraha ee Sports News iyo Cabdiraxman Yemani (dhegayso)

Xubintii Ciyaaraha & cRaxmaan Yameni

Waxaa dib loo ciyaari doona kulamo ka tirsan tartanka dunida ugu xiisaha badan ee UEFA Champions League. Kulamo xiiso badan ayaa foodda ina ku soo haya, kooxaha qaarna waxa ay u muuqdaan kuwo wareegga xiga ee 16aad aan u sii gudbi doonin.

Waxaa tababarka kooxda Barcelona dib ugu soo laabtay isaga oo cafimaad buuxa dareemaya ciyaaryahanka lagu magacaabo Ousmane Dembele, asaga oo doonaya in uu ka qayb ka noqdo kulanka dunida ugu xiisaha badan ee El Clasico ee dhammaadka bisha danbe.

Waa mar kale iyo Saaka & Xubintii Ciyaaraha iyo Cabdiraxmaan Yameni oo ku sugan xarunta Daljir Bossaso. Yaa badiyey, yaa laga badiyey, maxaa se ka cusub naadiyada ciyaaraha adduunka? Halkan kaga bogo oo hoos ka dhegayso warbixintii koobnayd ee Yamani iyo Saaka & Xubintii Ciyaaraha!

Hoos ka dhegayso xubintii ciyaaraha oo faahfaahsan.

  

  

  

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: