Boocame : Cunug lix jir ah iyo dadwaawayn oo u geeriyooday cudurka jadeecada (dhegayso)

HomeWararka

Boocame : Cunug lix jir ah iyo dadwaawayn oo u geeriyooday cudurka jadeecada (dhegayso)

Degmada Boocame ee gobolka Sool ayaa wararku ay sheegayaan dad badan inay kusoo ridatay cudurka jadeecada, sadex qof oo uu ku jiro wiil lix jir ah aya

Xarumaha Ganacsiga Gaalkacyo oo Maanta Xirnaa iyo Bannaabax Dhacay (dhegayso)
Garoowe oo lagu qabtay Xuska 50-guurada Aasaaska Ciidamada Asluubta Soomaaliyeed (Sawiro)
Madaxweyne Farmaajo oo Umadda Soomaaliyeed ugu hambalyeyey bisha Ramadaan (Daawo)

Degmada Boocame ee gobolka Sool ayaa wararku ay sheegayaan dad badan inay kusoo ridatay cudurka jadeecada, sadex qof oo uu ku jiro wiil lix jir ah ayaa u geeriyooday cudurka saacadihii ugu dambeeyey, sida uu radio Daljir uu u xaqiijiyay guddoomiyaha degmada Boocame Xayle Xasan Shire wariyaheena Faarax Yemeni ayaa qadka taleefanka ku waraystay.

 

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: