Kormeerayaasha Caalamiga ee jooga doorashada Somaliland oo sheegay khaladaad jira

HomeWararka

Kormeerayaasha Caalamiga ee jooga doorashada Somaliland oo sheegay khaladaad jira

Kormeerayaasha caalamiga ee ku sugan magaalada Hargaysa ee xarunta Somaliland ayaa sheegay inay jiraan khaladaad yar oo ka jira doorashooyinka Somalil

Rooble oo la kulmay guddiga doorashooyinka Jubbaland
UK oo kenya ku dartay Liiska Cas ee Xayiraadda Socdaalka
Mareykanka oo Soomaaliya ugu deeqay Tallaalka COVID-19

Kormeerayaasha caalamiga ee ku sugan magaalada Hargaysa ee xarunta Somaliland ayaa sheegay inay jiraan khaladaad yar oo ka jira doorashooyinka Somaliland, balse waxaa ay bogaadiyeen sida nabad galyada leh ay u dhacday doorashada.

Hadal ay kasoo saareen magaalada Hargaysa ayay ku sheegeen khaladaadka dhacay inay ka mid ahaayeen xoriyaddii dadka oo la xanibay gaar ahaana baraha bulshada iyo carruur da’yar oo doorashooyinka codaynayay.

Kormeerayaasha ayaa sheegay inkastoo khaladaad ay dhaceen hadana ay bogaadinayaan sida nabad galyada leh ee doorashada uga qabsoontay goobihii sanaadiiqda codbixinta la dhigay.

 

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: