Kulanka Haweenka – Taxanaha 21aad: Hormarka haweenku waa hormarka dalka (dhegayso)

HomeARDAA

Kulanka Haweenka – Taxanaha 21aad: Hormarka haweenku waa hormarka dalka (dhegayso)

Kulanka Haweenka - Taxanaha 21aad: Hormarka haweenku waa hormarka dalka (dhegayso) Waa mar kale iyo taxanayaashii Radio Daljir iyo Barnaamijkii Kul

ARDAA Xalqaddii 47aad: Damaca Imaaraadka iyo dabacsanaanta Dowladda Soomaaliyeed (dhegayso)
ARDAA: Xalqaddii 37aad iyo Xubnaha Dhallinyarada ee Xukuumadda Cusub ee Puntland (dhegayso)
ARDAA Xalqaddii 56aad: Fasiraadda Dimuqraadiyadda & dowlad wanaaga (dhegayso)

Kulanka Haweenka – Taxanaha 21aad: Hormarka haweenku waa hormarka dalka (dhegayso)

Waa mar kale iyo taxanayaashii Radio Daljir iyo Barnaamijkii Kulanka Haweenka.

Barnaamijka Kulanka Haweenka waa barnaamij diiradda saara hormarka haweenka, waxbarashada gabdhaha, kahortagga tacadiyada kadhanka ah gabdhaha iyo haweenka, sida gudniinka, kufsiga, jirdilka, iyo guurka gabdhaha da’yarta ah, waxaana idiin sahlay bahda Kulanka Haweenka ee Daljir Women’s Desk (dWd).

Hoos ka dhegayso.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: