Wafdiga Puntland ee gobolka Sanaag oo ka hadlay doorashooyinka SL (dhegayso)

HomeWararka

Wafdiga Puntland ee gobolka Sanaag oo ka hadlay doorashooyinka SL (dhegayso)

Agaasimaha warfaafinta iyo wacyigelinta bulshada ee madaxtooyada Puntland Abwaan Cabdirashiid Yuusuf Jibriil oo ka mid ah wafdi uu hogaaniyo wasiirka

Professor Abdiraaq Abduullahi Jaamac Janagalle Musharax Punland 2019 (Daawo)
Caawa & Daljir iyo c.xakiin Xuseen Xasan, Daljir Garoowe (dhegayso)
Madaxweynaha Jubbaland oo kulan sagootin ah qaatay Xulka kubada cagta Jubbaland

Agaasimaha warfaafinta iyo wacyigelinta bulshada ee madaxtooyada Puntland Abwaan Cabdirashiid Yuusuf Jibriil oo ka mid ah wafdi uu hogaaniyo wasiirka amniga Puntland oo ku sugan magaalada Xingalool ee gobolka Sanaag ayaa ka warbixiyay xaalada gobolka Sanaag iyo qorshe ay uga hortageen doorashooyinka Somaliland sanaadiiqda codbixinta in la keeno qaar ka mid ah deegaamadaasi.

Maxamud Cabdi Ibrahim ayuu la hadlay

COMMENTS

WORDPRESS: 2
DISQUS: