Wafdiga Puntland ee gobolka Sanaag oo ka hadlay doorashooyinka SL (dhegayso)

Agaasimaha warfaafinta iyo wacyigelinta bulshada ee madaxtooyada Puntland Abwaan Cabdirashiid Yuusuf Jibriil oo ka mid ah wafdi uu hogaaniyo wasiirka amniga Puntland oo ku sugan magaalada Xingalool ee gobolka Sanaag ayaa ka warbixiyay xaalada gobolka Sanaag iyo qorshe ay uga hortageen doorashooyinka Somaliland sanaadiiqda codbixinta in la keeno qaar ka mid ah deegaamadaasi.

Maxamud Cabdi Ibrahim ayuu la hadlay


Posted

in

by

Tags:

Comments

2 responses to “Wafdiga Puntland ee gobolka Sanaag oo ka hadlay doorashooyinka SL (dhegayso)”

  1. wefti sharflee soodhoowaada mudanyaal

U dhaaf Halcelis

Negelka email-kaaga lama faafin doono. Godadka faralka ah waxaa lagu suntay *

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com