Wafdiga Puntland ee gobolka Sanaag oo ka hadlay doorashooyinka SL (dhegayso)

Wafdiga Puntland ee gobolka Sanaag oo ka hadlay doorashooyinka SL (dhegayso)

Agaasimaha warfaafinta iyo wacyigelinta bulshada ee madaxtooyada Puntland Abwaan Cabdirashiid Yuusuf Jibriil oo ka mid ah wafdi uu hogaaniyo wasiirka amniga Puntland oo ku sugan magaalada Xingalool ee gobolka Sanaag ayaa ka warbixiyay xaalada gobolka Sanaag iyo qorshe ay uga hortageen doorashooyinka Somaliland sanaadiiqda codbixinta in la keeno qaar ka mid ah deegaamadaasi.

Maxamud Cabdi Ibrahim ayuu la hadlay

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 2
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com