Mid ka mid ah ergadii soo doortay baarlamaanka oo lagu dilay Muqdisho

HomeWararka

Mid ka mid ah ergadii soo doortay baarlamaanka oo lagu dilay Muqdisho

Kooxo hubaysan ayaa xalay ku dilay magaalada Muqdisho Nabadoon Xasan Jaciir oo ka mid ahaa odayaasha dhaqanka ee Hirshabelle ee soo doortay baarlamaan

Saaka & Dunida iyo Cabdifataax Cumar Geeddi, Daljir Garoowe (dhegayso)
Alshabaab oo shegay inay fashiliyeen Weraar Jamaame kadhici lahaa xalay
Ciidanka Dowladda Somaaliya oo kaashanaya AMISOM oo howlgalo kawadda Shabeelaha Hoose

Kooxo hubaysan ayaa xalay ku dilay magaalada Muqdisho Nabadoon Xasan Jaciir oo ka mid ahaa odayaasha dhaqanka ee Hirshabelle ee soo doortay baarlamaanka faderaalka Soomaaliya ee Hirshabelle.

Nabadoonka ayaa lagu dilay suuqa wayn ee Bakaaraha ee magaalada Muqdisho habeenimadii xalay, iyadoo kooxihii dilka fuliyay ay baxsadeen.

Ciidamada ammaanka oo goobta gaaray ayaa howlgallo sameeyey, inakstoo aanay wali faahfaahin.

Nabadoonka la dilay waxaa uu ahaa oday da’ ah, horay ayaa sidaan oo kalle Muqdisho loogu dilay ergooyinkii soo xulay baarlamaanka hadda jira, waxaana sheegtay masuuliyadda dilkii ugu dambeeyey ee xalay dhacay kooxda Al-shabaab.

 

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: