Sawiro: Hargaysa oo ay codaynta doorashada kasocoto

HomeWararka

Sawiro: Hargaysa oo ay codaynta doorashada kasocoto

Magaalada Hargaysa ee xarunta Somaliland ayaa waxaa shacabka uu u dareeray codaynta doorashooyinka maanta ka bilowday Somaliland. Goobaha ay codayn

Fananad Sahro Axmed Jaamac oo Hargeysa ku geeriyootay
Maxaa horyaallada madaxda ku kulansan magaalada Muqdisho (dhegayso)
MAXAA LOOGA HADLEY SHIRKII AY BEESHA WADAL MUGE KUYEESHEEN BOOSAASO

Magaalada Hargaysa ee xarunta Somaliland ayaa waxaa shacabka uu u dareeray codaynta doorashooyinka maanta ka bilowday Somaliland.

Goobaha ay codaynta ka dhacayso ayaa isugu jira iskuulada, khayriyadda,  xarumaha maamulka iyo xarunta shaqaalaha oo ay ka codaynayaan musharaxiinta iyo masuuliyiinta ugu sareeya ee Somaliland.

Guddiga doorashooyinka Somaliland ayaa horay u shaaciyay doorashooyinka inay kadhacayaan 535- goobood oo ay dadku codkoodu kadhiiban doonaan.

Ilaa 12-makhribnimo ayaa la filayaa goobaha codbixinta inay sii furnaadaan.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: