Macaliiminta Dugsiyadda Sare ee Boosaaso oo Tababar lagu soo Xiray Boosaaso (dhegayso)

HomeWararka

Macaliiminta Dugsiyadda Sare ee Boosaaso oo Tababar lagu soo Xiray Boosaaso (dhegayso)

Tababar ku saabsanaa kor uqaadista tayada Aqoonta maamulayaasha dugsiyada kuyaala magaalada bosaaso ee kumidaysan dalada waxbarashada ahliga ah ee Pe

Maxkamada ciidamada Puntland ee Bosaaso oo dil ku xukuntay xubno Daacish iyo Al-shabaab (dhegayso)
Mahdi Guuleed: “Dowladda Soomaaliya go’aanka Maxkamadda sidii ay rabatay ayuu noqday”
MAANHADAL: Puntland oo wajahaysa hubanti la’aan amaan iyo mid siyaasadeed

Tababar ku saabsanaa kor uqaadista tayada Aqoonta maamulayaasha dugsiyada kuyaala magaalada bosaaso ee kumidaysan dalada waxbarashada ahliga ah ee Pen ayaa maanta lagu soo gaba gabeeyay magaalada Bosaaso ee xarunta ganacsiga Puntland.

Tababarkan ayaa waxaa soo qaban qaabiyay qaar kamid ah jaamacadaha kuyaala magaalada Bosaaso ee Xarunta ganacsiga Puntland,Waxaana qaar kamid ah Macalimiinta oo goobta ka hadlay shegeen inay ku fa’ideen Tababarkan.

Dhegayso Wariye Faadumo Degan Daahir oo Warbixin inooga diyaarisay

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: